DHAGEYSO:Shacabka Muqdisho oo aan Ciidaan isugu diyaarin sidii kuwii hore

Suuqyada Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa waxaa laga dareemayaa inaysan shacabku aad ugu diyaar garoobayn ciida Soo socota ee Maalmaha kooban ay naga Xigaan, waxaana ay shacabka qaarkood sheegeen inay dareemayaan Hoos u dhac Balaadhan.
Hoos u dhaca ku yimid Suuqyada Magaalada Muqdisho ayay shacabka iyo ganacsatadu u aaneeyeen cudurka Covid 19 oo Soomaaliya xaalado badan lagu arkay iyo sidoo kale Dekedaha oo wali xiran aysana jirin alaab Cusub oo imaanaysa tii hore ay Qaaliyoowday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here