DHAGEYSO:Shacabka Muqdisho oo codsaday in bandowga laga Qafiifiyo

Ayadoo dowlada Soomaaliya ay Bandow Habeenkii ah ku soo rogtay Magaalada Muqdisho ayaa qaar ka mid ah Shacabka Caasimada Muqdisho ku nool waxay dowlada ka codsadeen inay saacadaha Bandowga ka qafiifiso maadaama la guda galayo bisha baarakaysan ee Ramadaanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here