DHAGEYSO:Shacabka Muqdisho oo ka cabanaya dhibaatooyinka waddooyinka Muqdisho

Ayadoo dhawaan Maamulka Gobolka Banaadir ee Caasimadda Soomaaliya uu sheegay inaysan waxba ka qaban Karin Dhibaatooyinka Waddooyinka Muqdisho ayaa arrintaasi waxaa ay Shacabka Caaasimadda sheegeen inay Canshuur badan bixiyaan hadana aysan jirin cid Canshuurtooda wax ugu qabata.
Shacabka Muqdisho waxay Maamulka Gobolka Banaadir ugu baaqeen inay is Casilaan Maadaama ku eedeeyeen inaysan waxba u qaban mudadii ay Xilka Hayeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here