DHAGEYSO:Shacabka Muqdisho oo ka hadlay shirka musharaxiinta madaxweynaha Soomaaliya Muqdisho uga socda

Ayadoo Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya uu Maalinkii Labaad shir uga socda Xubnaha Mucaaradka Sidoo kalena ah Musharaxiin u taagan Xilka Madaxtinimada ee Soomaaliya ugu Sarreeya ayaa shacabka Muqdisho ku nool waxay ka hadleen sida ay u arkaan shirkaas ka socda Magaalada Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here