DHAGEYSO:Shacabka Muqdisho oo ka hadlay Xilka qaadistii ra’isulwasaaraha

Kaddib markii 25-kii Bishaan Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ay Codka Kalsoonida kala Noqdiin Xukuumadii uu hogaaminayay Ra’isulwasaare Xassan Cali Khayre ayaa ayaa waxaa aragtidooda arintaas ka dhiibtay qaar ka mid ah shacabka ku nool Caasimada Muqdisho
Hadal-heyn badan iyo in laga soo horjeesto xilka qaadistaas ayaa bilaabatay,waxaana dadka kasoo horjeestay tallaabadaas kamid ah qaar kamid ah Madaxda Dowlad goboleedyada, Siyaasiyiinta mucaaradka iyo Madasha Xisbiyada Qaran ee Soomaaliya.
Waa kuwaan qaar ka mid ah shacabka Muqdisho oo araahdooda ku biirinaya xilka qaadistii Ra’iisul Wasaare Kheyre .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here