DHAGEYSO:Shacabka oo maanta salaadda ciidda ku tukaday masaajidda

Waxaa caalamka islaamka maanta looga dabaal degayaa munaasabadda ciidul adxaa iyadoo dadweynaha ay inta badan ku tukadeen guriyaha iyo masaajidda.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinaya sida looga ciiday xeryaha qaxootiga Dadaab.

Qaar ka mid ah shacabka magaalada Garissa ayaa idaacadda Star FM uga warramay dareenkooda ku aaddan farqiga u dhexeya ciiddan iyo ciidihii hore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here