DHAGEYSO:Shacabka Reer Hargaysa oo aragtidooda ka dhiibtay kulan ay yeesheen madaxweyne Farnmaajo iyo Muuse Biixi.

Kadib markii shalay ay Magaalada Adis ababa ee dalka Ethopia shalay kulan ku yeesheen madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi farmaajo iyo Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabid ayaa waxaa arintaasi aragtidooda ka dhiibtay bulshada ku nool magaalada Hargaysa.
Shacabka ku nool Magaalada Hargaysa ayaa sheegay inay soo dhawaynayaan kulankaas wallow qaarkood ay sheegeen inay jeclaan lahaayeen shirkaas in lagu qabto Magaalooyinka Soomaalida.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here