DHAGEYSO:Shacabka Soomaalida ee ku nool dalka Uganda oo soo dhaweeyay magcaabida ra’iisul waasaraha Cusub

Jaaliyadda iyo ardeyda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Kampala ee Caasimada dalka Uganda ayaa soo dhaweeyay magacaabista ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.
Waxay sheegeen inay waxbadan ka filayaan Ra’iisul wasaaraha Cusub iyagoo sidoo kale u mahadceliyay Madaxweynaha Soomaaliya oo ay sheegeen inuu soo magacaabay shaqsi ay wax badan ka filayaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here