DHAGEYSO:Shacabka Soomaaliyeed oo ka bacanaya dalagyo dibada laga Keenay

Ayadoo dalka Soomaaliya uu ka mid yahay wadamada leh dhul beereedka aadka u baaxada weyn ayaa dhanka kale waxaa jira dalagyo la mid ah kuwa wadanka Soomaaliya ka baxa oo qaarado iyo wadamo aad uga fog looga keeno kana suuq fiican waxa gudaha ka baxa.
Arintaan ayaa sabab u ah in dadka Soomaaliyeed ay boqolkiiba boqol aamineen dalaga ka imaada dibada halka aan kalsoonayn badan lagu qabin wxyaabaha ka baxa gudaha wankooda oo ah kuwo dabiici ah caafimaad ahaana ka wanaagsan waxyaabo badan oo loo badiyo kuwo la soo bacrimiyay Soomaaliyana loo iibkeeno.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here