DHAGEYSO:Shacabka tuulo hoos tagto Dadaab oo magdhow dalbanaya kaddib markii uu eey in ka badan 80 neef ka laayay

Qaar ka mid ah shacabka tuulada Cabdisugow

Shacabka ku nool tuulada Cabdisugow oo ka mid ah deegaanka hoose ee dhamaajaleey ee deegaanka Dadaab ayaa cabasho ballaaran ka muujiyaya eey ay sheegayaan inay leeyihiin ciidamada ammaanka oo ka laayay xoolo badan.
Dowladda ayay ka codsanayaan inay magdhow siiso maadaama ugu yaraan 88 neef oo ari ah oo uu eeyga ka dilay.
Qaar ka mid ah dadweynaha tuuladaas oo la hadlay warbaahinta Star ayaa dareenkooda sidatan u muujiyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here