DHAGEYSO:Shacabka Wajeer oo ka cabanaya koronta la’aan

Waxay cabasho balaaran ka soo yeereysaa shacabka iyo ganacsataada magaalada wajeer kuwaasoo kacabanayaan koronta la’aan ka jirta magaalada 2 isbuuc ah .

Sidoo kale waxaa ay cabasho kamuujiyeen waxa kusoo hagaajiyay ciladan xiliga uu Ramadaanka soo dhawyahay taasoo ay baaq u soo jeediyeen madaxda ismaamulka Wajeer inay wax kaqabtaan arinkani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here