DHAGEYSO:Shacabka xaafadda islii oo ka hadlay xilka qaadista Aaden Barre Ducaale

Dadweynaha ku nool xaafadda islii ee deegaanka Kamukunji magaaladatani Nairobi ayaa warbaahinta star uga warramay xilka qaadis maanta lagu sameeyay hoggaamiyaha aqlabiyadda baarlamaanka dalka.
Farxaan Cali Mukhtaar ayaa qodobkan faahfaahinaya.

Sido kale waxaa dareenkooda nala wadaagay qaar ka mid ah dhageystayaasha idaacadda oo codkooda noo duubay.

Dhanka barta Facebook-ga idaacadda siyaabo kala duwan ayaa isbeddelkan dhacay looga ra’yi dhiibtay waxaana eegaya Maxamad Axmad Khaliif.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here