DHAGEYSO:Shacabka xaafadda Islii oo soo bandhigay dareenkooda ku aadan in dalka dib loo furo

Islii

Iyadoo berri la filayo in madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta uu khudbad qaran jeediyo ayay qaar ka mid ah shacabka xaafadda islii ayaa soo bandhigay dareenkooda ku aadan in dalka dib loo furo
Farxaan Cali Muqtaar Wakiilka Warbaahinta Star ee Nairobi ayaa warbixintaan ku eegaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here