DHAGEYSO:Shaqaalaha isbitaalka qaran ee dalka oo wacad ku maray inay shaqo joojin sameyn doonaan

Dhaqaatiirta isbitaalka qaran ee dalka kenyaatta ayaa mar kale waxaa ay wacad ku mareen inay shaqo joojin ku dhaqaaqi doonaan usbuuca dambe hadii aan wax xal ah laga gaarin muushaarka ay dalbanayaan.
Shaqaale badan oo ka tirsan dhaqaatiirta KNH ayaa maanta waxaa ay sameeyeen banaanbax iyagoona codsanaya in dib u eegis lagu sameeyo muushaar kordhinta loo balanqaaday.
Waxaa ay ugu baaqeen guddiga mushaaraadka iyo gunnooyiinka dalka (SRC) inay hirgeliyaan mushaarkii loo balan qaaday sannadkii 2012-kii iyagoona sheegay inay ku dhibqabaan guddigaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here