DHAGEYSO:Shaqo la’aan ka jirta Dadaab coronavirus awgii

Cudurka COVID19 ayaa saameyn ku yeeshay dhalinyarada xeryaha qaxootiga ee Dadaab oo hadda wajahaya shaqo la’aan baahsan waxayna qaarkood noqdeen darawaliin in kastoo ay ka dayrinayaan howlaha gaadiidka.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa warkan oo dhamaystiran Dadaab ka soo diray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here