DHAGEYSO:Shariif Sh Axmed oo gaaray Jowhar

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sh Axmed ayaa Maanta gaaray Magaalada Jowhar wuxuuna sheegay inay halkaas u tageen Xalinta kala aragti duwanaanshaha la xiriira dhismaha Maamulka Hirshabeelle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here