DHAGEYSO:Sheekh Maxamad Umal oo ka hadlay masaajidda la xiray

Kaddib amarkii galinkii dambe ee shalay ka soo baxay wasiirka wasaaradda caafimaadka ee dalka Mr. Mutahi Kagwe ayaa waxaa albaabada la isugu dhuftay masaajidda ku yaalla xaafadda islii ee deegaanka Kamukunji .
Sheekh Maxamad Cabdi Umal oo ka mid ah culimada soomaaliyeed ayaa sheegay in maadaama dowladda uu ka soo baxay amar lagu xirayo goobaha cibaadada sida masaajidda ay tahay in taasi loo hoggaansamo.

Waxaa uu sido kale soo hadal qaaday sida la doonayo in la sameeyo hadii aan khudbadda Jimcada la isugu imaan halka uu dadweynaha ku booriyay inay sii wadaan bixinta sadaqada dib loogu dhisayo masjidka Abuubakar ee waddada lixaad ee xaafadda islii

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here