DHAGEYSO:Sheekh Maxamuud Bilibili oo ka hadlay isbeddel uu sheegayo in lagu sameeyay aadaanka salaadda

Sheekh Maxamuud Bilibili oo ka mid ah culimada ismaamulka Mandera ayaa ka hadlay isbeddel lagu sameeyay aadaanka kaddib markii masaajidda la xiray taasoo uu ku tilmaamay mid aan bannaaneyn

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here