DHAGEYSO:Sheekh Shaakir oo ku baaqay in loo midoobo la dagaalanka Al-Shabaab

Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo kamid ah hoggaamiyeyaasha hoggaanka Ahlusunna ayaa ku baaqay in loo midoobo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.
Sheekh Shaakir ayaa ugu baaqay dadka ku nool deegaannada Galmudug inay noqdaan kuwa ilaashada amnigooda,isla markaana qatar kasta oo ku soo wajahan ay iska difaacaan.
Waxaa uu Sheekh Shaakir carrabka ku adkeeyay in dadka ree Galmudug looga baahan yahay inay isku tashadaan oo ay dagaal adag la galaan Al-Shabaab sida uu hadalka u dhigay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here