DHAGEYSO:Sheekh Shariif oo eedeyn u jeediyey Madaxda Dowladda Soomaaliya

Madaxweynihii hore ee Dowladii ku meel gaarka ahayd ee soomaaliya ahna Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in loo baahan yahay in Madaxda Dowladda ay sharci ku dhamqaan,isla markaana aysan waqti u dhumin wax aan waxba ka soo baxeyn.
Waxaa uu soo hadal qaadey arrimaha doorashooyinka,waxaana xusay in xilligaan aysan muuqan qorsho dhab ah oo dowladda ay ugu diyaar garowday doorashada soo socota.
Ugu dambeyn Sheekh Shariif waxaa uu sheegay in dowladda looga aahan yahay in dadka ay ka dhigto kuwo xor ah,isla markaana howlaha doorashooyinka ee ka socda Galmudug Xildhibaannada loo ogolaado inay musharixiinta la kulmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here