DHAGEYSO:Sheekh Shariif oo ka hadlay aragtida siyaasadeed ee la doonayo

Madaxweynihii hore ee soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmad ayaa sheegay in la doonayo in dalkaas uu lahaado aragtiyo siyaasadeed oo xoogga saaraya danaha shacabka.
Wuxuu carrabka ku adkeeyay in iyagoo adeegsanaya khibradda dhanka hoggaanka ee ay leeyihiin, ay u taagan yihiin sidii dastuurka loogu dhaqmi lahaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here