DHAGEYSO:Shil khasaare gaystay oo ka dhacay wadada Nairobi-Mombasa

Shil ka dhacay wadada weyn ee isku xirta magaalooyinka Nairobi iyo Mombasa gaar ahaan goobta loo yaqaano Kiongwani ayaa waxaa ku dhintay hal qof.
Waxay dhaawacyo soo gaareen 5 kale oo dheeraad ah.
Dhaawaca ayaa la geeyay isbitaalka weyn ee ismaamulka Machakos halkaas oo lagu daaweynaya.
Shilka ayaa u dhaxeeyay laba ka mid ah baabuurta xamuulka qaado oo ugu dambeyn uu dab ka kacay.
Mid ka mid ah goobjoogayaasha shilkaasi ayaa warbaahinta uga warramay waxa uu arkay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here