DHAGEYSO:Shir ku saabsan isdhexgalka bulshada oo Garissa lagu qabtay

Magaalada Garissa ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyay kulan lagu falanqaynayay isdhexgalka bulshada , wada noolaanshaha iyo wada qaybsiga dhaqaalaha .
Kulankan oo labo maalmood socday ayaa waxaa ka soo qayb galay qaybaha kala gadisan ee bulshada waxaana qodobadii shirka looga hadlay saxaafadda u akhriyay Cabdirisaaq Xuseen oo ah xoghayaha ururka macallimiinta dalka ee KNUT laantiisa Garissa kana mid ahaa mas’uuliyiintii kulanka ka qayb galay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here