DHAGEYSO:Shir looga hadlayo siyaasada iyo amniga oo lagu qabtay Juballand

Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee dowlad goboleedka Juballand ayaa manata gudoomiyay shirka khamiislaha kaas oo looga hadlay siyaasada iyo amniga
Warkan waxaa Kismaayo nooga soo dirtay Manadeeq Xussein Ibrahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here