DHAGEYSO:Shirka golaha wasiirada oo maanta ka dhacay Jubbaland

Madaxweyen ku xigeenka koowaad maamulka Jubbaland ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada kaas oo looga hadlay arrimaha amniga iyo siyaasadda iyo sido kale waxbarashada.
Warkan oo faah faahsan waxaa Kismayo inooga soo diray Mohamed Somali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here