DHAGEYSO:Shirka isbadalka Cimilada Soomaaliya oo Muqdisho lagu qabtay

Kulan ku Saabsan hirgalinta siyaasadda Qaran ee isbadalka cimilada Soomaaliya oo ay ka qaybgaleen mas’uuliyiin ka tirsan dawladda Federaalka iyo maamul goboleedyada ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Dhamaan Xubnihii kulankaas ka qaybgalay ayaa isla Qiray siday lagama maarmaan u tahay in laga wada shaqeeyo ka hortaga dhibaatooyinka ay sababaan isbadalada Cimilada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here