DHAGEYSO:Shirka isgaarsiinta Soomaaliya oo maalinkii labaad Baydhabo ka socda.

Waxaa maalinkii labaad Magaalada baydhaba ee xarunta gobolka Bay ka socda shirweynah isgaarsiinta iyo Tiknolojiyada Soomaaliya oo ay ka qayb galayaan dhamaan qaybaha ay arimahaasi qusayso.
Shirkaan waxaa magaalada Baydhabo ka Furay madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed wuxuu sheegay inay rajaynayaan shirka inay ka soo baxaan qodobo muhiim u ah dadka iyo dalka Soomaaliyeed.

 

Wasiirka wasaarada boostada iyo isgaarsiinta dowlada Soomaaliya Cabid Canshuur Xassan ayaa isna faahfaahinayo muhiimda shirkaan iyo talaabooyinka horay loo sii qaadayo.

 

Wasiirada maamul goboleedyada ayaa dhankooda kulanka bogaadiyay waxayna xuseen inuu yahay shir dan weyn ugu jirto dadka Soomaaliyeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here