DHAGEYSO:Shirka wasaadada Gargaarka Soomaaliya oo lagu qabtay

Waxaa Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya lagu qabtay Shirka Wasaaradaha Gargaarka Dowlada FEdraalka Soomaaliya iyo Dowladdgoboleedyada.
Shirkaan ayaa waxaa ka qayb galay Masuuliyiinta wasaarada arimaha gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka dowlada dhexe ee Soomaaliya iyo Xubno ka socda Maamul goboleedyada dalka Soomaaliya ka jira gaar ahaan wasaradaha ka shaqeeya arimaha binu aadanimada.

Soomaaliya waxay sanadkasta Wajahdaa dabaylo Xooggan Fatahaado iyo abaaro saamayn ku sheeya qaar badan oo ka mid ah gobolada dalka waxayna hada dowlada ku howlan tahay qorshe qaran oo lagula tacaalayo dhamaan saamaynta ka dhalata Masiibooyinka dabiiciga ah ee Soo laa laabta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here