DHAGEYSO:Shuban biyood ka dilaacay afgooye.

Wararka ka imaanaya degmada afgooye ee gobolka shabeellada Hoose ayaa sheegaya inuu halkaas ka dilaacay cudurka shuban biyoodka oo ilaa dhowr qof ay ku dhimatay.
Mid ka mid ah dhaqaatiirka ka howlgasha degmada Afgooye ayaa sheegay inaysan bulshadu ku baraarugsanayn dhibaatada cudurkaan ayna jiraan dad sababsaday cudurkaas oo dhintay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here