DHAGEYSO:Sidee dadka looga wacyi galin karaa ka hortagga xagjirnimada?

Xagjirnimada rabshadaysan waa ficilada kooxaha amaanka lidiga ah waana dhaqan aan ku wanaagsaneen wada nolashaha bulshada iyo nabad galiyada
Haddaba, sidee bulshada looga wacyi galin karaa falalka amniga ka soo horjeeda iyo koxaha fikradaha qaldan aaminsan?
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa warbixintaas Dadaab inooga soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here