DHAGEYSO:Siyaasiyiinta gobolka bartamaha dalka oo tageeray warbixinta BBI

Qaar ka mid ah siyaasiyiinta gobolka bartamaha dalka ayaa beddelay go’aan ay horay uga qaateen warbixinta uu maalmo ka hor soo saaray guddiga dib u heshiisiinta iyo mideynta shacabka ee BBI.
Waxay horay u sheegayeen inay shaki ka qabaan qaabka la doonayo in loo dhaqangeliyo qodobbada warbixinta ku xusan.
Hasa ahaate waxay hadda u muuqataa inay si buuxda u taagerayaan geedisocodka cusub

Isbeddelkan ayaa yimid kaddib hadal uu madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta jeediyay kaasi oo cannaan laga dheehanayay.
Waxaa uu madaxweynaha dhaliilay siyaasiyiinta ku mashquulsan warbixinta iyadoo xita shacabka aynan qaarkood fursad u helin inay akhriyaan waxa ku qoran.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here