DHAGEYSO:Siyaasiyiinta iyo hogaamiyayaasha muslimiinta gobolka xeebta oo Dowladda ka dalbaday inay bandowga dib u dhigto habeenkii

Waxaa shalay kulan yeeshay culimadda iyo golaha imaamyada gobolka xeebta ee dalka iyadoona ay ka qeyb galeen siyaasiyiin.
Kulankaas iyo waxyaabihii looga hadlay waxaa warbixintan inooga haya wariyaheen Mombasa Mohamed Cabdi Bootaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here