DHAGEYSO:Skuula Macalimiin la’aan loo xiraya gobolka waqooyi bari

Wakiilka waalidiinta u qaabilsan deegaanka Elwaq ee ismaamulka Mandera Abdi Adan Giro ayaa cambaareeyay talaabadii macalimiinta looga soo wareejiyay Elwaaq iyo deeganada kale ee Mandera isagoona baaq u diray dowladda dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here