DHAGEYSO:Soomaali Uganada ku xayirnaa oo dalkooda lagu soo celiyay

In ka badan 150-muwaadiniin Soomaaliyeed oo dalka Uganda ugu xayirnaa Coronavirus dartiis ayaa waxay dib ugu laabteen magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.
Dadkaan oo u badnaa dhalinyar oo wadanka Uganda waxbarasho u joogay ayaa sheegay inaysan ku dhawaad 6 bilood ay halkaas ku xayirnaayeen ayadoo ay hakad ka galeen waxbarashadii iyo shaqooyinkii.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here