DHAGEYSO:Soomaalida dalka Maraykanka oo ku baaqay in la Caawiyo shacabka ku dhibaataysan Afgooye

Kadib markii dhawaan Magaalada Afgooye iyo deegaanada Hoose yimaada ay Saamayn weyn ka soo gaartay Fatahaada Wabiga Shabeelle oo karkaarada Soo Jabsaday ayaa waxaa soo badanaya baaqyada la jeedinayo ee la xiriira in loo gurmado dadkaas Soomaaliyeed ee dhibaataysan.
Qaar ka mid ah Culumada Soomaaliyeed ee ku nool Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in laga qayb-qaato caawinta walalaha ku sugan Magaalada Afgooye oo ay dhibaatadu ka soo gaartay fatahaada wabiga Shabeelle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here