DHAGEYSO:Soomaalida Koonfur Africa oo sheegay inay si xiraanayaan Goobaha Cibaadada

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Koofur Afrika ayaa sheegay inay go’aansadeen inay sii xirnaadaan Masaajidda iyo goobaha kale ee inta badan la isugu yimaado xili la qafiifiyay bandowgii saarnaa Magaalooyinka dalkaas.
Waxay Jaaliyada Soomaalida ah ee dalka Koonfur Africa ay sheegeen inay arintaasi u sababeenyeen maadaama bulshada Soomaalidu ay yihiin kuwo aan inta badan la xakamayn Karin sidaas darteedna ay Door bideen in Masaajida ay Sii xirnaadaan maadaama wali uu xanuunku jiro ayna suuro gal tahay inuu bulshada ku sii dhex faafo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here