DHAGEYSO:Soomaalida ku nool Koonfur Africa oo soo dhaweeyay shirka dib u heshiisiinta Galmuudg.

Ayadoo dhawaan Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud uu ka furmay shirweynaha dib u heshiisiinta ee beelaha daga deegaanada Maamulka Galmudug ayaa waxaa Talaabadaasi bogaadiyay Soomalaida ku nool wadanka Koonfur Africa.
Dadka Soomaaliyeed eek u sugan Koonfur Africa ayaa sheegay in dhismaha Galmudug dhamays ah iyoi dib u heshiisiinta deegaanada maamulkaas ay qayb weyn ka qaadanayso hormarka guud ahana dalka Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here