Dhageyso:Soomaalida Maraykanka oo ka hadashay Xayiraado dheeraad ah oo la soo rogay

Kadib Markii Guddoomiyaha Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanku soo saaray amar lagu xirayo maqaaxiyaha,Goobaha Ciyaaraha & baararka gobolkaas ayaa waxaa arintaasi ka hadlay bulshada Soomaaliyeed ee gobolkaas ku nool.
Soomaalida Maraykanku waxay sheegeen inay Caqabado badan kala kulmayaan Xariyaadaan ayadoo dhanka kalena ay diyaar u yihiin u hogaamsanka Amarada Dowlada ee Faafitaanka Cudurka lagu Xakamaynayo Maadaama ay horay Saamayn uga soo gaartay Bulshada Soomaaliyeed ee Ku nool Dalka Maraykanka.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here