DHAGEYSO:Soomaalida Sacuudiga oo soo dhawaysay shirka Jabuuti

Qaar ka mid ah Jaaliyadda Soomaliyeed ee magaalada Jeddah dalka Sacuudiga ayaa soo dhaweysay Wadahadalada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland ku dhex maray dalka Jabuuti ee Caasimada Jamhuuriyada.
Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Sacuudiga ayaa sheegay inay wahad hadaladaas soo dhawaynayaan sidoo kalena ay ka rajaynayaan inuu mira dhal noqdo waxayna dhanka kale mahad celin balaadhan u jeediyeen Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo isagu fidiyay gogosha ay labada dhinac isugu imaadeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here