DHAGEYSO:Soomaaliland oo ka hadashay Qasaaraha ka dhashay Covid 19.

Wasiirka Maaliyada Soomaaliland Sacad Cali shire oo Magaalada Hargaysa Warfidiyeenka kula hadlay ayaa faahfaahin ka bixiyay Saamaynta dhaqaale ee Ganacsatada Soomaaliland kala Kulmeen cudurka Saamaynta Weyn aduunka dhan ku yeeshay ee Covid 19.
Soomaaliland oo laga Xaqiijiyay Xaalado badan oo Covid 19 ah ayuu Tilmaamay inay qasaare Ganacsatadu kala Kulmeen wolow aysan dhanka kalena ganacsatadu helin Kab dhanka dowladda ah sida uu xaqiijiyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here