DHAGEYSO:Soomaaliland oo ka Jawaabtay hadal Madaxweynaha Soomaaliya u xalay jeediyay

Madaxweynaha soomaalilnad Muuse Biixi Cabdi ayaa ka jawaabay hadalkii uu Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi farmaajo xalay ka sheegay dood Cilmiyeed Muqdisho lagu qabyay oo ku saabsanaa in Soomaaliland asyan ak go’een Soomaaliya inteeda kale oo xitaa uu gursiga uga daganayo qancinta walaalaha Waqooyi.
Madaxweyne Farmaajo ayaa xalay, sheegay in midnimada soomaaliya ay tahay muqadas, balse Somaaliland muddo 30 sano ah aqoonsi raadinayaan welina aysan helin,isla markaana aysan jirin wadan Afrikan ah oo kala go’aya.

Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi cabdi oo Maanta soo xirayay tababar macalinimo ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo uusan ka hadli Karin sida uu dalkiisa u dhigay midnimada Soomaaliya, isla markaana isaga uu yahay qofka wax ka socon la’yihiin.
Soomaaliland ayaa aamisan inay ka go’day Soomaaliya inteeda kale welina mahelin aqoonsi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here