DHAGEYSO:Soomaaliland oo Maanta siidaysay Fanaaniin u xirnaa mudo labo bilood ah

Maxkamada Racfaanka ee Magaalada Hargaysa ayaa wax danbi ah ku wayday fanaaniinta kala ah Xamda Qaali iyo Barwaaqo Qalanjo kuwaasoo mudo labo bilood ah Haraysa ku xirnaa kadib markii ay dib uga laabteen safar ay ku yimaadeen magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here