DHAGEYSO:Soomaaliya oo laga ciiday

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda oo ummadda Soomaaliyeed

Qeybo badan oo ka mid ah wadanka Somalia ayaa maanta looga dabaaldagaya koowda Ciidul Fitriga .
Meelaha laga ciiday waxaa ka mid ah Guriceel iyadoona ay jiraan dad Sooman.
Warbxin amuurtan ku saabsan waxaa inoo soo diray wariyaheen Galgaduud Cubeyd Xassan Maxamuud.

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda oo ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidda ayaa dhaqaatiirta iyo howl wadeennada caafimaadka uga mahad celiyay dadaalkooda nafhurnimada leh ee safka hore ay uga galeen dagaalka loogu jiro kahor tagga iyo xakameynta COVID19.
Waxaa uuna shacabka Somaliyeed ugu baaqay inay guriyahooda ku cibaadaystaan si ay isaga ilaaliyaan caabuqa Corona.
Somalia ayaa maanta ka mid ah wadamada laga ciidayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here