DHAGEYSO:Star FM oo u dabaal dagaysa 15 sano

Waxay maanta ku beegan tahay 15 sano oo ka soo wareegatay xilligii la billaabay idaacadda Star FM codka gobolka waqooyi bari.
Idaacadda ayaa sannadkii 2005-tii laga furay magaalada Garissa waxaana tan iyo xilligaas dhacay isbeddelo iyo horumar ballaaran.
Maamulaha guud ee idaacadda Maxamad Xassan ayaa ka warramaya qaabkii ay idaacaddu ku billaabatay iyo ujeedkii laga lahaa

Qaar ka mid ah shacabka ismaamulka Mandera ayaa nala wadaagay dareenkooda ku aaddan dabaaldegga maanta.

Shaqaalaha idaacadda ayaa sido kale farxadda la qeybsanaya dhagaystayaasha iyo maamulka idaacadda

Maamulka iyo shaqaalaha idaacadda waxay aad ugu mahadcelinayaan dhagaystayaasha sida joogtada ah ugu xiran idaacadda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here