DHAGEYSO:Tababar ku aaddan farsamada gacanta oo lagu qabtay Dadaab

Waxaa magaalada Dadaab lagu qabtay tababar wacyigelin ah oo lagu soo bandhigayay wax soo saarka dhalinyaro ka soo jeeda deegaanka Dadaab ee ismaamulka Garissa oo la baray farsamada gacanta gaar ahaan sameeynta dhagaxa dhismaha oo casri ah .
Maxamad Baaruud Xussen ayaa faahfaahinta qodobkan noo soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here