DHAGEYSO:Tacliinta lacag la’aanta ee xeryaha qaxootiga oo aynan da’yarta qaar ka faaiidaysan

Xeryaha qaxootiga ayaa waxaa ka jira waxbarasho lacag la’ aan ah iyo adeegyo qiimo jaban balse dhalinyarada soomaaliyeed ee halkaasi ku nool ayaa la sheegay in aysan ka wada faaidaysan waxbarashada bilaashka ah ee xeryaha ka jira in kastoo ay jiraan qaar badan oo ka aflaxay qeybaha kala duwan ee taclinta.
Maxamad Baaruud Xussen ayaa faahfaahinta qodobkan noo soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here