DHAGEYSO:Tacsi tiiranyo leh Soomaalida xeryaha Dadaab oo ka tacsidayeeyay wasiirkii tacliinta ee Jubbaland

Waxgaradka iyo cuqaasha xeryaha qaxotiga ee Dadaab ayaa ka tacsdeyeeyay geridii dhawaan ku timid wasiirkii waxbarashada ee Jubbaland Alle haunaxaristee Macalin Maxamad Ibraahim.
Qodobkan oo faah faahsan waxaa inoo haya wariyaheen Dadaab Mohamed Baaruud Xussein

Diyaarad siday meydka Alle ha u Naxariistee wasiirkii waxbarashada Jubbaland Macalin Maxamed Ibraahim Maxamuud wasiirkii Waxbarashada ayaa saaka ka degtay Muqdisho halkaas oo ay diyaarad kale ka soo qaadayso meydka, malinta berri ah ayaa lagu wadaa in Kismaayo aas Qaran loogu sameeyo marxuumka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here