DHAGEYSO:Takaasiileyda Wajeer oo ka cabanaya waddo xumi

Takaasiileyda adeegsata xaafad ka tirsan magaalada Wajeer ayaa cabasho ka muujinaya waddo halkaas ku taalla oo ay sheegayaan inay ku dhib qabaan waxayna codsi u direen madaxda kala duwan.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa faahfaahinta qodobkan noo soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here