DHAGEYSO:Taliska Asluubta oo sheegay in dhul ay leeyihiin ciidanka Asluubtu la boobayo

Taliyaha Ciidanka Asluubtay dowlada fedraalka Soomaaliya Gen Mahad C/raxmaan Adan ayaa sheegay in masuuliyiin ka tirsan Dowlada iyo maamulka degmada Balcad ay boob ku hayaan dhul ay leeyihiin ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.
Gen Mahad C/raxmaan Adan Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa sheegay in dhulkaan uu ku kala yaalo degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir gaar ahaan Agagaarka Isbitaalka Kaydsanayn iyo degmada Balcad ee gobolka Shabeelada dhexe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here