DHAGEYSO:Taliska Booliska Jowhar oo faahfaahin ka bixiyay aabe Wiilkiisa dilay oo gacanta lagu dhigay

Taliska Ciidanka Booliska degmada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabeelle ayaa soo bandhigay nin ku eedaysan inuu Wiilkiisa Dilay kaddib marii uu wabaiga Shabeelle ku tuuray.
Taliyaha Saldhigga Ciidanka booliska Magaalada Jowhar Maxamed Siyaad Cali Canjeex ayaa warbaahinta faahfaahin ka siiyay dhacdadaan.

Aabahaan Wiilkiisa ku dilay magaalada Jowhar ayaa sheegay in sababta uu u dilay ay tahay kaddib markii uu naftiisa iyo Maalkiisa uga Cabsada sida uu hadalkiisa u dhigayna dhibaatooyin kale uu u gaystay dadka deegaanka ah iyo beeralayda halkaas ku nool.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here